Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ummuli

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Ilmo ka dhalin.

Erayo la-mid ah

ummulQof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.ummulIlmo uur ku jiray dhalid.ummuladdoox1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad a…ummulbaxDhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu …ummulbaxAfartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.ummulbixiHooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysa…ummulinld ummulis.ummulisoHaweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms