Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ummuladdoox

(-xyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad aan cidna la reebin.

Erayo la-mid ah

ummulQof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.ummulIlmo uur ku jiray dhalid.ummulbaxDhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu …ummulbaxAfartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.ummulbixiHooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysa…ummuliIlmo ka dhalin.ummulinld ummulis.ummulisoHaweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms