Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ummulbax

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu ummusho.

Erayo la-mid ah

ummulQof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.ummulIlmo uur ku jiray dhalid.ummuladdoox1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad a…ummulbixiHooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysa…ummuliIlmo ka dhalin.ummulinld ummulis.ummulisoHaweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.ummuliyeNin yaqaan sida loo dhaliyo ummuliyo haweenka ummulaya.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms