Qaamuuska Asalka
toorrey
(-yo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato. ld toorri.
Erayo la-mid ah
toor1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun…toor1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib i…tooran1. Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho. 2. Bee…tooratooreBir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo…toore1. Waddo yar oo xooluhu bixiyeen. 2. Raad xoolo badan oo is …tooree1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u s…toornaadoDhulka Guinea ee Afrikada-galbeed, waa duufaan xoog leh oo b…toornaanld toornaansho.

