Qaamuuska Asalka
toor
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
Erayo la-mid ah
tooran1. Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho. 2. Bee…tooratooreBir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo…toore1. Waddo yar oo xooluhu bixiyeen. 2. Raad xoolo badan oo is …tooree1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u s…toornaadoDhulka Guinea ee Afrikada-galbeed, waa duufaan xoog leh oo b…toornaanld toornaansho.toornaansho/dh ld toornaan.tooro1. Bun duban caano, daango iwm ku darasho. 2. Beer, hilib iy…

