Qaamuuska Asalka
toore
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Waddo yar oo xooluhu bixiyeen. 2. Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.
Erayo la-mid ah
toor1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun…toor1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib i…tooran1. Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho. 2. Bee…tooratooreBir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo…tooree1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u s…toornaadoDhulka Guinea ee Afrikada-galbeed, waa duufaan xoog leh oo b…toornaanld toornaansho.toornaansho/dh ld toornaan.

