Qaamuuska Asalka
toornaado
(juqr.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhulka Guinea ee Afrikada-galbeed, waa duufaan xoog leh oo badanaa loo yaqaan “tornaadada Afrikaanka”. Waxay ka kooban tahay dabayl cod leh oo ka timid dabayl onkod xoog leh, waxay inta badan ku bilaabantaa si kedis ah waqti yarna ku eg, laakiin waxay geystaa burbur weyn dhulka iyo baddaba, waxa inta badan la socda roob biyo dhaca.
Erayo la-mid ah
toor1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bun…toor1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib i…tooran1. Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho. 2. Bee…tooratooreBir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo…toore1. Waddo yar oo xooluhu bixiyeen. 2. Raad xoolo badan oo is …tooree1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u s…toornaanld toornaansho.toornaansho/dh ld toornaan.

