Qaamuuska Asalka
tooratoore
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Bir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo.
Erayo la-mid ah
toor1. Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay. 2. Bunā¦toor1. Bun duban, caano, daango iwm isku darid. 2. Beer, hilib iā¦tooran1. Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho. 2. Beeā¦toore1. Waddo yar oo xooluhu bixiyeen. 2. Raad xoolo badan oo is ā¦tooree1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u sā¦toornaadoDhulka Guinea ee Afrikada-galbeed, waa duufaan xoog leh oo bā¦toornaanld toornaansho.toornaansho/dh ld toornaan.

