Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toddobo

MagacDhexdhexaadt

Macnaha

Eeg: toddoba

Sidoo kale eeg:toddoba

Erayo la-mid ah

toddobRoobka ugu horreya uu gu'ga da'a.toddobaTirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; “7”. ld toddobo.toddobaad1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddob…toddobaadleJoornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.toddobaaleWarqad turub oo ay ku sawiranyihiin toddoba calaamadood.too¹toddobaatameeyeTiro toddobaatan ku dhow. ld toddobaatameeyo.toddobaatanTiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”.toddobaatanaad1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms