Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toddobaadle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Joornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.

Erayo la-mid ah

toddobRoobka ugu horreya uu gu'ga da'a.toddobaTirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; “7”. ld toddobo.toddobaad1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddob…toddobaaleWarqad turub oo ay ku sawiranyihiin toddoba calaamadood.too¹toddobaatameeyeTiro toddobaatan ku dhow. ld toddobaatameeyo.toddobaatanTiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”.toddobaatanaad1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada…toddobabaxXaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameey…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms