Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toddobaatan

MagacLafdheerit

Macnaha

Tiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”.

Erayo la-mid ah

toddobRoobka ugu horreya uu gu'ga da'a.toddobaTirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; “7”. ld toddobo.toddobaad1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddob…toddobaadleJoornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.toddobaaleWarqad turub oo ay ku sawiranyihiin toddoba calaamadood.too¹toddobaatameeyeTiro toddobaatan ku dhow. ld toddobaatameeyo.toddobaatanaad1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada…toddobabaxXaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameey…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms