Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toddoba

MagacDhexdhexaadt

Macnaha

Tirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; “7”. ld toddobo.

Erayo la-mid ah

toddobRoobka ugu horreya uu gu'ga da'a.toddobaad1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddob…toddobaadleJoornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.toddobaaleWarqad turub oo ay ku sawiranyihiin toddoba calaamadood.too¹toddobaatameeyeTiro toddobaatan ku dhow. ld toddobaatameeyo.toddobaatanTiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”.toddobaatanaad1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada…toddobabaxXaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameey…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms