Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toddobaatameeye

MagacLafdheerit

Macnaha

Tiro toddobaatan ku dhow. ld toddobaatameeyo.

Erayo la-mid ah

toddobRoobka ugu horreya uu gu'ga da'a.toddobaTirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; “7”. ld toddobo.toddobaad1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddob…toddobaadleJoornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.toddobaaleWarqad turub oo ay ku sawiranyihiin toddoba calaamadood.too¹toddobaatanTiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”.toddobaatanaad1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada…toddobabaxXaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameey…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms