Qaamuuska Asalka
tiro-lakab
(xis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').
Erayo la-mid ah
tiro1. Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta i…tiro1. (xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tiro…tiroWax meel ka ba'sasho.tiro-AfogaadroTirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo wala…tiro-atameedSummad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna t…tiro-dhabanAbyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro id…tiro-dhimashoTirada dhimashada dadweynaha ee muddo cayinan dhexdeed. Tira…tiro-kisiHaraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.

