Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tiro

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta inood oo wax ka koobanyahay. 2. Ari ka kooban boqol (100) neef. 3. T. iyo tayo: caddad iyo qaayo.

Erayo la-mid ah

tiro-AfogaadroTirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo wala…tiro-atameedSummad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna t…tiro-dhabanAbyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro id…tiro-dhimashoTirada dhimashada dadweynaha ee muddo cayinan dhexdeed. Tira…tiro-kisiHaraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.tiro-lakabTiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta la…tiro-maangalSummad R: urur ka kooban dhammaan tirooyinka lakab ah iyo ku…tiro-murakabTiro leh sansaanka a + ib, taas oo a iyo b ay yihiin tirooyi…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms