Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tiro-atameed

(-dyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Summad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna tirada elektaroonnada ku dul wareegaya bu'da, marka atamku uu yahay dhexdhexaad.

Erayo la-mid ah

tiro1. Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta i…tiro1. (xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tiro…tiroWax meel ka ba'sasho.tiro-AfogaadroTirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo wala…tiro-dhabanAbyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro id…tiro-dhimashoTirada dhimashada dadweynaha ee muddo cayinan dhexdeed. Tira…tiro-kisiHaraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.tiro-lakabTiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta la…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms