Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tiro-dhaban

(xis)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Abyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro idil oo aan ahayn kisi. Tusaale ahaan 6, 14 ama 24 waa tirooyin dhaban ah, waayo, 2 haraa la'aan bay qaybisaa tirooyinkaasi.

Erayo la-mid ah

tiro1. Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta i…tiro1. (xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tiro…tiroWax meel ka ba'sasho.tiro-AfogaadroTirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo wala…tiro-atameedSummad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna t…tiro-dhimashoTirada dhimashada dadweynaha ee muddo cayinan dhexdeed. Tira…tiro-kisiHaraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.tiro-lakabTiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta la…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms