Qaamuuska Asalka
tiro-dhimasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Tirada dhimashada dadweynaha ee muddo cayinan dhexdeed. Tirada dhimasho sanadeedka waa tirada inta dhimatay oo diiwaangashan ee sannad gudihiis oo lagu dhuftay (x) 1000 loona qaybshay tirada dadka uu le'egyahay sannadka bartamihiisa.
Erayo la-mid ah
tiro1. Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta i…tiro1. (xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tiro…tiroWax meel ka ba'sasho.tiro-AfogaadroTirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo wala…tiro-atameedSummad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna t…tiro-dhabanAbyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro id…tiro-kisiHaraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.tiro-lakabTiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta la…

