Qaamuuska Asalka
tarandac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax culus ama dhergey oo hadba doc u liicaya, u janjeersanaya. 2. T. ah: qof hanti badan leh oo ku nool nolol raaxo leh.
Erayo la-mid ah
taraabeesiyuusMuruq ballaaran oo qaabsaddex gees leh oo ku yaal surka inti…taraafikoQayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada w…taraamantaanaDabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyan…taraanturraynld taraanturyayn, turaanturyayn.taraanturreeHoray u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee…taraanturroTallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cag…taraarWax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.taraar1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. …

