Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taraar

(-ryo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. ld taraarid.

Erayo la-mid ah

taraabeesiyuusMuruq ballaaran oo qaabsaddex gees leh oo ku yaal surka inti…taraafikoQayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada w…taraamantaanaDabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyan…taraanturraynld taraanturyayn, turaanturyayn.taraanturreeHoray u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee…taraanturroTallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cag…taraarax1. Sidbasho. 2. Wax xadkoodii dhaafid.taraaraxidld taraa-rax¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms