Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taraanturro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.

Erayo la-mid ah

taraabeesiyuusMuruq ballaaran oo qaabsaddex gees leh oo ku yaal surka inti…taraafikoQayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada w…taraamantaanaDabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyan…taraanturraynld taraanturyayn, turaanturyayn.taraanturreeHoray u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee…taraarWax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.taraar1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. …taraarax1. Sidbasho. 2. Wax xadkoodii dhaafid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms