Qaamuuska Asalka
taraabeesiyuus
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Muruq ballaaran oo qaabsaddex gees leh oo ku yaal surka intisa dambe iyo garabaka dhexdooda 797taraafiko wuxuu, dhaqaajiya garbaha, surkana xagga dambe ayuu u qaadaa labada dhanba.
Erayo la-mid ah
taraafikoQayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada w…taraamantaanaDabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyan…taraanturraynld taraanturyayn, turaanturyayn.taraanturreeHoray u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee…taraanturroTallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cag…taraarWax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.taraar1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. …taraarax1. Sidbasho. 2. Wax xadkoodii dhaafid.

