Qaamuuska Asalka
taraamantaana
(juqr.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyanka.
Erayo la-mid ah
taraabeesiyuusMuruq ballaaran oo qaabsaddex gees leh oo ku yaal surka inti…taraafikoQayb ciidanka booliska ka tirsan oo qaabilsan nabadgelyada w…taraanturraynld taraanturyayn, turaanturyayn.taraanturreeHoray u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee…taraanturroTallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cag…taraarWax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.taraar1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. …taraarax1. Sidbasho. 2. Wax xadkoodii dhaafid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
