Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taaloog

MagacLafdheeri

Macnaha

Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.

Erayo la-mid ah

taalaasemiiyaCudur dhiigga ku dhaca oo la iska dhaxlo, kuna badan dalalka…taallaqufRaaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).taallatiriyaadDhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii ho…taallaxusuuseedTaallo wax lagu xusuusto.taalleeWax isku kor tubid.taallo1. Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereey…taalooganWax taaloog leh ahaansho (qof).taaloognaanld taa- loognaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms