Qaamuuska Asalka
taallaquf
(-fay, -ftay)Falg1
Macnaha
Raaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).
Erayo la-mid ah
taalaasemiiyaCudur dhiigga ku dhaca oo la iska dhaxlo, kuna badan dalalka…taallatiriyaadDhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii ho…taallaxusuuseedTaallo wax lagu xusuusto.taalleeWax isku kor tubid.taallo1. Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereey…taaloogHab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon l…taaloogDiillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dheg…taalooganWax taaloog leh ahaansho (qof).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
