Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taallo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey. 2. Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey. Tus. “T. xusuuseed”.

Erayo la-mid ah

taalaasemiiyaCudur dhiigga ku dhaca oo la iska dhaxlo, kuna badan dalalka…taallaqufRaaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).taallatiriyaadDhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii ho…taallaxusuuseedTaallo wax lagu xusuusto.taalleeWax isku kor tubid.taaloogHab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon l…taaloogDiillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dheg…taalooganWax taaloog leh ahaansho (qof).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms