Qaamuuska Asalka
taalaasemiiya
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cudur dhiigga ku dhaca oo la iska dhaxlo, kuna badan dalalka badda dhexe, Eeshiya iyo Afrika; waxaan caadi ahayn qaybta borotiinka ee heemogolobiinka. Unugyada cascas ee cudurku saameeyo caadi uma shaqeyn karaan, waana burburaan, taas oo keeneysa dhiig yari.
Erayo la-mid ah
taallaqufRaaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).taallatiriyaadDhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii ho…taallaxusuuseedTaallo wax lagu xusuusto.taalleeWax isku kor tubid.taallo1. Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereey…taaloogHab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon l…taaloogDiillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dheg…taalooganWax taaloog leh ahaansho (qof).

