Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taallatiriyaad

(-dyo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii hore xabaasha madaxdooda ku dhisi jireen.

Erayo la-mid ah

taalaasemiiyaCudur dhiigga ku dhaca oo la iska dhaxlo, kuna badan dalalka…taallaqufRaaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).taallaxusuuseedTaallo wax lagu xusuusto.taalleeWax isku kor tubid.taallo1. Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereey…taaloogHab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon l…taaloogDiillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dheg…taalooganWax taaloog leh ahaansho (qof).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms