Qaamuuska Asalka
sumalhaadi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cid sumalhaad ku ridid.
Erayo la-mid ah
sumaanNooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.sumaaxoShimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.surad-ra…sumac1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu…sumacSabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.sumajiidSummad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo.sumalWan qoor ah oo idaha loo hayo.sumalhaadHiyikac walbahaar ku jiro.sumalhaadinld su-malhaadis.

