Qaamuuska Asalka
sumaaxo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.surad-rare
Erayo la-mid ah
sumaanNooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.sumac1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu…sumacSabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.sumajiidSummad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo.sumalWan qoor ah oo idaha loo hayo.sumalhaadHiyikac walbahaar ku jiro.sumalhaadiCid sumalhaad ku ridid.sumalhaadinld su-malhaadis.

