Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sumalhaad

MagacLafdheeri

Macnaha

Hiyikac walbahaar ku jiro.

Erayo la-mid ah

sumaanNooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.sumaaxoShimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.surad-ra…sumac1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu…sumacSabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.sumajiidSummad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo.sumalWan qoor ah oo idaha loo hayo.sumalhaadiCid sumalhaad ku ridid.sumalhaadinld su-malhaadis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms