Qaamuuska Asalka
sumal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Wan qoor ah oo idaha loo hayo.
Erayo la-mid ah
sumaanNooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.sumaaxoShimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.surad-ra…sumac1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu…sumacSabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.sumajiidSummad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo.sumalhaadHiyikac walbahaar ku jiro.sumalhaadiCid sumalhaad ku ridid.sumalhaadinld su-malhaadis.

