Qaamuuska Asalka
sumac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
Erayo la-mid ah
sumaanNooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.sumaaxoShimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.surad-ra…sumajiidSummad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo.sumalWan qoor ah oo idaha loo hayo.sumalhaadHiyikac walbahaar ku jiro.sumalhaadiCid sumalhaad ku ridid.sumalhaadinld su-malhaadis.sumalhaadsanWax hiyikacsan ahaansho (qof).

