Qaamuuska Asalka
soomal-may
MagacLafdheeri
Macnaha
Midab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho.
Erayo la-mid ah
soomaaliLuqadda soomaalida u gaarka ah.soomaaliDadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.soomaalinnimoSoomaali ahansho.soomaaliyeeSoomaali ka dhigid.soomaaliyowSoomaali noqosho.soomaggaleGeedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan …soomalMidab caddaan furan ah oo geela iyo iwm. yeeshaan.soomiNafley cunta u diidid.

