Qaamuuska Asalka
soomaaliyee
(-yeeyay, -yaysay)Falg2
Macnaha
Soomaali ka dhigid.
Erayo la-mid ah
soomaaliLuqadda soomaalida u gaarka ah.soomaaliDadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.soomaalinnimoSoomaali ahansho.soomaaliyowSoomaali noqosho.soomaggaleGeedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan …soomalMidab caddaan furan ah oo geela iyo iwm. yeeshaan.soomal-mayMidab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho.soomiNafley cunta u diidid.

