Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

soomal

MagacLafdheeri

Macnaha

Midab caddaan furan ah oo geela iyo iwm. yeeshaan.

Erayo la-mid ah

soomaaliLuqadda soomaalida u gaarka ah.soomaaliDadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.soomaalinnimoSoomaali ahansho.soomaaliyeeSoomaali ka dhigid.soomaaliyowSoomaali noqosho.soomaggaleGeedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan …soomal-mayMidab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho.soomiNafley cunta u diidid.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms