Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

soomaali

MagacLafdheerikh

Macnaha

Luqadda soomaalida u gaarka ah.

Erayo la-mid ah

soomaalinnimoSoomaali ahansho.soomaaliyeeSoomaali ka dhigid.soomaaliyowSoomaali noqosho.soomaggaleGeedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan …soomalMidab caddaan furan ah oo geela iyo iwm. yeeshaan.soomal-mayMidab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho.soomiNafley cunta u diidid.soommanQof soon ku jira ahaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms