Qaamuuska Asalka
soomaggale
MagacLafdheeri
Macnaha
Geedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan tahay leh, kana mid ah dhirta wax lagu daaweeyo. ld soome, soone.
Erayo la-mid ah
soomaaliLuqadda soomaalida u gaarka ah.soomaaliDadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.soomaalinnimoSoomaali ahansho.soomaaliyeeSoomaali ka dhigid.soomaaliyowSoomaali noqosho.soomalMidab caddaan furan ah oo geela iyo iwm. yeeshaan.soomal-mayMidab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho.soomiNafley cunta u diidid.

