Qaamuuska Asalka
shido
(-itay, -idatay)Falg3
Macnaha
1. Nal, raadiye iwm daarasho. 2. Dab iwm hursasho.
Erayo la-mid ah
shid1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.shidaal(kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo mar…shidanDab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.shidanNal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.shiddeeCid shiddo ku abuurid.shiddoDhibaato; rafaad. ld shiidaad.shidnaanld shid-naansho.shidnaansho/dh ld shidnaan.

