Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shidan

(-dmay, -dantay; -dmi)
Falmg1

Macnaha

Dab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.

Erayo la-mid ah

shid1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.shidaal(kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo mar…shiddeeCid shiddo ku abuurid.shiddoDhibaato; rafaad. ld shiidaad.shidnaanld shid-naansho.shidnaansho/dh ld shidnaan.shidniDhir udgoon iyo basbaas la isku shiiday, oo dhadhan wanaagsa…shido1. Nal, raadiye iwm daarasho. 2. Dab iwm hursasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms