Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shidaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo marraaq ama injiinka kulka si ay u sii dayso kulama tamar waxtar leh.

Erayo la-mid ah

shid1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.shidanDab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.shidanNal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.shiddeeCid shiddo ku abuurid.shiddoDhibaato; rafaad. ld shiidaad.shidnaanld shid-naansho.shidnaansho/dh ld shidnaan.shidniDhir udgoon iyo basbaas la isku shiiday, oo dhadhan wanaagsa…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms