Qaamuuska Asalka
shiddee
(-deeyay, -daysay)Falg2
Macnaha
Cid shiddo ku abuurid.
Erayo la-mid ah
shid1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.shidaal(kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo mar…shidanDab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.shidanNal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.shiddoDhibaato; rafaad. ld shiidaad.shidnaanld shid-naansho.shidnaansho/dh ld shidnaan.shidniDhir udgoon iyo basbaas la isku shiiday, oo dhadhan wanaagsa…

