Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shiddo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhibaato; rafaad. ld shiidaad.

Erayo la-mid ah

shid1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.shidaal(kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo mar…shidanDab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.shidanNal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.shiddeeCid shiddo ku abuurid.shidnaanld shid-naansho.shidnaansho/dh ld shidnaan.shidniDhir udgoon iyo basbaas la isku shiiday, oo dhadhan wanaagsa…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms