Qaamuuska Asalka
saliimad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min saddex dhibcood ku leh.
Erayo la-mid ah
saliibIstillaab kirishtaanka summad u ah.saliibiyiinCiidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suur…saliid1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raash…saliidee1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.saliideynld saliideys.saliifadWeel yar oo qori ah oo biyaha looga dhuro.saliilyoDareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm …saliilyooSaliilyo dareemid.

