Qaamuuska Asalka
saliib
MagacLafdheeri
Macnaha
Istillaab kirishtaanka summad u ah.
Erayo la-mid ah
saliibiyiinCiidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suur…saliid1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raash…saliidee1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.saliideynld saliideys.saliifadWeel yar oo qori ah oo biyaha looga dhuro.saliilyoDareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm …saliilyooSaliilyo dareemid.saliim-bibanjiDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibco…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
