Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saliilyo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm gaaraan.

Erayo la-mid ah

saliibIstillaab kirishtaanka summad u ah.saliibiyiinCiidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suur…saliid1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raash…saliidee1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.saliideynld saliideys.saliifadWeel yar oo qori ah oo biyaha looga dhuro.saliilyooSaliilyo dareemid.saliim-bibanjiDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibco…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms