Qaamuuska Asalka
saliid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto. 2. Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.
Erayo la-mid ah
saliibIstillaab kirishtaanka summad u ah.saliibiyiinCiidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suur…saliidee1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.saliideynld saliideys.saliifadWeel yar oo qori ah oo biyaha looga dhuro.saliilyoDareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm …saliilyooSaliilyo dareemid.saliim-bibanjiDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibco…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
