Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saliibiyiin

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.

Erayo la-mid ah

saliibIstillaab kirishtaanka summad u ah.saliid1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raash…saliidee1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.saliideynld saliideys.saliifadWeel yar oo qori ah oo biyaha looga dhuro.saliilyoDareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm …saliilyooSaliilyo dareemid.saliim-bibanjiDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibco…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms