Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saaqniin

(fiis.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Astaanta ay leedahay mareeg danab, ee u suurtogelisa isbeddelka qulqulka danabka maraaya mareegta in uu ku saaqo x.d.w. mareegta, waxana bada-naaba loo yaqaanaa laftii-saaqniin.

Erayo la-mid ah

saaq1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifk…saaq1. Dhir geedo kale ku faalalid. 2. Xanuun, sun iwm jirka ku …saaqanIsbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.saaqanWax wareersan noqosho.saaqan1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. l…saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof i…saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbara…saaqid-birlabdanabeedXoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantaha…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms