Qaamuuska Asalka
saaqid-birlabdanabeed
(fiis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya. mareegta danab. X.d.w. saaqmay waxuu abuuraa qulqul danab oo u socda jihada uu sheegayo xeerka Lenz.
Erayo la-mid ah
saaq1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifk…saaq1. Dhir geedo kale ku faalalid. 2. Xanuun, sun iwm jirka ku …saaqanIsbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.saaqanWax wareersan noqosho.saaqan1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. l…saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof i…saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbara…saaqid-danabSaaqid birlabdanabeed.

